WAC 9-1-1 ama qof udir inuu waco 9-1-1 marka uu dab kaco, ay jiraan xaalado degdeg ah oo dhanka caafimaadka ama booliiska.
1. Haddii dab kaco, wac 9-1-1 markaad banaanka u baxdo kana fogaato dabka iyo qiiqa.
2. Baro ciwaankaaga iyo meesha aad joogto
3. Sheeg luuqada aad kuhadasho, hadaysan Ingiriis ahayn hana ka bixin khadka taleefanka. Ha jarin wicitaanka.


Tags

Seattle Fire Department, Seattle Fire, Seattle Fire Rescue, Seattle Fire Medics


You may also like

Subscribe to our newsletter now!